RW Rooble oo ka hor yimid talaabo uu qaaday Wasiirkiisa Arrimaha dibeda

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal wargelin ah u diray Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya kaasoo sheegaya in laga bilaabo 1 Janaayo 2022 shaqaalaha dowladda ee la bedelay ama shaqada laga eryey aanay waafaqsaneyn go’aankii Golaha Wasiirada. Dhammaan shaqaalahaas ayuu Rooble amray in dib loogu fasaxo howlahooda shaqo, dibna loogu celiyo goobihii iyo xafiisyadii … Continue reading RW Rooble oo ka hor yimid talaabo uu qaaday Wasiirkiisa Arrimaha dibeda